Muuse Biixi oo Shaaciyay in Caalamku garwaaqsaday in ay kala Go’aan Soomaaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad dheer ka jeediyay Xuska Munaasabada 18-ka may ayaa ka hadlay wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland iyo rajada ay ka qabaan in dowlad gooni ah noqdaan. Waxa uu sheegay Muuse Biixi in wadamada caalamka badankood ay garwaaqsadeen in lakala gooyo Soomaaliya iyo Somaliland, waxa uuna xusay in maamulkiisa … Continue reading Muuse Biixi oo Shaaciyay in Caalamku garwaaqsaday in ay kala Go’aan Soomaaliya iyo Somaliland